Bulsha:- Subxanalaah Warbixin Cajiib ah oo Wadanka Swedan laga yaqaabo in dhawaan ay Ragg ku Nool wadankaani ay noqdaan kuwo Kaligood Nool iyo dumarka oo Noqon Doona Hooyo iyo abe, Qurada Dalkaani ayaa waxaa sheegay in Haweenday ay ka maarmeeyso In ay hesho Nin balse ayada isku Noqon Doonta Hooyo iyo abe ilmaheeda lagu soo abuuri doona ayada oo kali ah.
Hadaba Hadal haynta ugu weyn oo dhalisay Muran iyo qeeylo ba ayn ayaa sababtay in Ragga ay diidan arintaasi balse wadanka ayaa intiisa badan waxaa laga amar qataa dumarka oo Goaanka is kaleh halka loo qaado Bolkiiba sagaashan iyo shan dumarka balse waxaa dhacda in Ragga codkooda la eegay ayaa waxaa ayagane lagu Reebay Boqolkiiba sideetan iyo todob, Hadalkaani dhaliyay muranka iyo qeeylada ayaa waxaa lagayabaa in ay dumarka dholoshooda ka fin waayan ayaga oo mucaarada Ragga,
Dhaqaatiirta ayaa waxaa Baahisay in ay haweeneyda ay u roontay in ay kaligeed uur qaado ayna sidaas ku dhasho oo kaligeed ay maamulka Guud iyo saraba ay lahaato misane ku imaan doona cawaaqibaad guud xiliga ay soo shaqeeysan laheed iyo xiliga kale, Ma ogtahay aqritow hadii ay arintaani sax Noqota in Ragga ay Naag laan joogi doonaan ayaga oo loo qaban doonin wax codeeyn ah balse laga cabsi qabo in ay dumar u doontaan wadamada Loogan Baahan yahay Ragga.
Kadib markii aan Weeydiiyay Haweeneey Soomaali ah ayaa waxaa ay tiri arintaas waxaa ay ku haboon tahay Dadka diimaha kale leh lkn anaga waxaan nahay ayeey tiri dad islaam ah waxaa ayna diginiin u dirtay Dumarka Soomaaliyeed in ayna ku kicin Falkaan ka baxsanin Diinteena islaamka oo caqabad ku leh diinta suuban ee islaamka.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment