Sheeko aad Iyo Aad U yaab Badan Fikir Oo Ka Jawaab Afartaan Nin Ninkee Gabadha Xaq Ku Leh Oo Lagu Daraa..?!!

Bulsha:- Yaa mudan Afartaan Nin In Gabadha Lagu Daro……

Hada kahor Gabar ayaa waxa jeclaa Afar Nin oo kala ah Nin Dhakhtar ah, Nin Fanaan ah, Nin Ugaarsade ah & Nin Kaluumaysato ah, Gabadhi ayaa maalin maalmaha ka mid ah aaday Webiga si ay ugu soo qubeysato, Afartii xariifna ayagoon is ogeyn bay gabadhii soo daba galeen, markay webigii gashay ayaa waxaa ku dhegey Yaxaas….

Fanaankii ayaa ku dhuftay codkiisii macanaa & Kabankii Cumar Dhuule Yaxaaskii intuu codka la cajabay ayuu madaxa la soobaxay gabdhiina ka fuqay.

Kii ugaarsatada ahaa ayaa madaxa katoogtay Yaxaaskii, Midkii kaluumaysatada ahaa ayaa biyaha isku tuuray oo gabadhi soo saaray.

Kadib banaanka waxaa ku daweeyey kii Dhakhtarka ahaa…

Haddaba Midkee IStaahila in Gabadha lagu daro..????






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment