Bulsha:- Waxaa la dhihi karaa Ranveer Singh waa nin mudan ku dayasho, maadaama uu yahay nin in badan kalsooni weyn ku qaba gacalisadiisa Deepika Padukone. waxa uu u ogolaaday ineey Filimka Tamasha la jisho gacaliyaheedi hore Ranbir.
Xili Ranbir iyo Deepika ay ku gudo jireen dhamaystirka Filimkooda Tamasha, ayaa waxaa si la yaab leh usoo booqday Istuudiyihii ay ku duubayeen Gacaliyaha Deepika Ranveer, waxaana uu fadhiistay Kuris yaalay meeshay, waxaana uu taageero u muujiyay Saaxiibtiis.
Ranveer ayaa sheegay inuu aad ugu dhararaayo inuu daawado Filimka Tamasha, taasoo la dhihi karo Ranveer waa nin ku kalsoon gacalisadiisa.
Hadaba dhamaanteen waxaan dooneynaa in Ragga oo idil ay noqdaan sida Ranveer oo kale oo ay ku kalsoonaadaan Jaceylkooda…
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment