Bulsha:- In badan waxaan ka soo hadalnay naagaha meesha ay wax ka dareemaan jirkooda, dad badan ayaana soo weydiiyay in aan ka hadalno nimanka meesha ay ka kacsadaan oo ay jecel yihiin.saan ognahay nimanka iyo naagaha waxaa u dhexeeya farqi weyn dhanka dareen waxaan kuu soo duuduubaynaa nimanka waxa ay ku kacsadaan iyo meelaha ay ka kacsadaan.
1- aragtida ninka markuu arko xaaskiisa dhar fiican wadato ama hadduu arko iayadoo isqurxisay aad buu u dareemaa kacsi2- hadduu wax carfaya ka uriyo jirkeeda3- hadduu ka maqlo ereyo macaan oo soo jiidasho leh intan ayaa ugu muhimsan waxa kiciya ninka
HALKAAN KA DAAWO MUQAALKAAN

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment