Bulsha:- Mar hadii aad aragto arimo kuwaan o kale ah waxaad dhici karta in aad wax badan isweydiso waayo markaad maqasho barnaamijka aan hada ka hadleyno waxaa laga yabaa in aad sifican aad u xiiseyso waayo raga dhan waxaa ay jecelyihin dumar qurxoon lkn taas waa dhib waayo dumarka aadka u qurxoon waa kuwa dhib badan la kulma marka ay guursadaan kadib.
Taas waxaan kaga danleeyahay arimo badan kuwaas oo aan hoos ku qori doono hadii alle idmo mar hadii aad tahay nin raga waxaan dareemi karnaa in aad jeclaan laheed in aad hesho dumar aad u qurxon lkn taas ma ahn mid faaido ku keeneys 100% waayo dumarka qurxoon inta badan ma ahan kuwo caafimaad qaba inta badan.
3: Dumarka quruxda badan inta badan waxaa ka kor hadla isha dadka waay qof walba waa uu fiirinaa taasn waa dhib.
2: Waxaa dumarka qurxoon intoda badan lagu arkaa in ay noqdaan kuwa areebo ah ama baal.
1: Dumarka quruxda badan inta badan waxaa ay qabaan xanuuno aysan qabin dumarka kale iyo cilado badan oo hadda aanad fahmi karin.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment