Maseer Heerkaan Oo Kale Gaaray Ma Aragtey Weligaa Daawo Muuqaalka (Xigmad Iyo Qosol Isla Socda)

Bulsha:- Su’aashii adduunka ugu yaabka badneed oo la waydiiyay Sheekh Al curfi taasi oo ahayd “Sheekh Maku duceysan karaa -Ilaahow Janada nagu Kulansii ninkayga Xuural ceyn la’aan?”

jawaabta Sheekh Alcurfii ayaa waxa ay noqotay mid uu marka hore qosol raaciyay ka dibna gabadhii ku qanciyay in Gabadha Suuban ee Muslimada ah ay ka sharaf iyo cisi badan tahay Xuural ceynta oo Alle karaameeyay Isaga oo ugu duceeyay in Rabbi kulansiiyo ninkeeda iyo iyada waxa uuna u raaciyay qalbigana ugu qaboojiyay in Janada Insha Allaah uu qalbigeeda Allaah dajin doono qanaacana siin doono Xuural ceyn ama Xuural cayn la’aan .

HALKAN KA DAAWO JAWAABTA SHEEKH:- 






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment