Kintirka Dumarka oo La Sheegay in uu Yahay Xubin Waxtar Badan u Leh Rag Sidee.

Bulsha:- Sida ay dhawaan shaaciyeen qubaro ku xeel dheer dhanka galmood ayaa sheegay in ay waxtar badan u leehaya raga kintirka dumarka waxaana sidaas yiri john oo kadib ah qubarada barintaan ku soo sameyay arintaan.

Lakiin dadka warbixintaan aqrisan doono ayaa waxaa dhici karta in ay isweydiyaan sidee wax tar ugu leedahy xubintaan raga hadaba waxaa ay qubaradan shegan markii lagu guda jiro dhanka raaxada ama ciyaarta sariita hadii ay haweyneyda ay leedahay kintir waxaa ay qancin kartaa ninka ay la raxeysanee waayo raga xiligaan jogaa waxaa ay ka helaan dumarka leh kintirka.

Kintirka waxaa xubinta kaliya ee dareenka ay ka helaan dumarka hadii laga jaro taas waa dhib waxaan ay dhib weyn u kenee gabadha iyo ragii guursan lahaa.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment