Bulsha:- xanuunka xubnaha taranka ninkaKacsiga Xanuunka uu xubnaha u keeno, Xubnaha taranka kacsiga marka uu soo galo waxay dareemaan dhiig inuu ka soo buuxsamay, dhiigaas raaxo ayuu dareensiiyaa raga iyo dumarkaba, waxaa jira dad marka ay dareemaan qooq xanuun ka dareema xubnaha taran, dadna waxay dareemaan kaadi inay hayso oo kale, siiba dhalinyarta hadda soo qaangaaraya, subaxdii marka ninka hurdada ku jiro guskiisa si xoog badan ayuu u sitaagayaa markuu istaago xididaha guska banaanka ayay u soo baxaan markaas ayuu ka dareemayaa xanuun daran siiba marka kacsiga waqti dheer uu jiro, ama wuxuu dareemayaa inay
kaadi badan hayso, sidee looga hortagi karaa xanuunkaas?
waxaa looga hortagi karaa qofka inuu iska yareeyo inuu ku fikiro raaxo ama sheekooyinka kacsiga leh oo kiciya nimanka iyo naagaha ka fogaado, sheekada aad bay kicisaa qofka raga ama dumarka, qooq ayay kordhisaa, haddii naag aad qabto galmada ku raaxayso, haddii aadan naag qabinna waxaa laga rabaa inaad iska ilaaliso galmada waxa ku soo xasuusinaya, sino ayaa laga yaabaa inaad ku dhado, ama naag dhilo aad gacanta u gasho, sharamuutooyinka ma cafiyaan ninkakacsiga badan, sharmuuto waxaa jirta ninka lacag ka rabto iyo too ninka ka rabta raaxo iyo galmo, waayo waxaa laga yaabaa inay rabto wasmada.
xanuunka jabtada lagama wado sheekadan ama hadalkan, xanuunkaas waa ka duwan yahay kan waxaa loola jeedaa laxawga ninka ama naagta ay ka dareemaan xubnaha taranka.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment