Bulsha:- Waxaa lagu soo waramaya in dumar fara badan ay koox koox ugu jiraan xanaano xoolo halkaaso ku jiro Gorilla qurxan.
Shabani oo 18 jir ah ayaa ah gorilla-ha ay haween badan u safanyihin si ay u dawadan, asagoo ku jira xanaanada xoolaha ee ku Nagoya tasoo Tokyo saacado yar u jirta.
‘Gorilla-han ayaa murqo iyo jir aad u dhisan iska leh tasoo haween badan soo jiidatay.’ waxaa ku waramay shaqaalaha mid ka mid ah.
Gabdho badan ayaa ku faafiyay baraha bulshada ku kulanto ayagoo ku magacaabay ‘ikemen’ ama ‘handsome’.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment