Bulsha:- Inta badan waxa dhacda xiliga shaqada sariirta socoto in si kedis ah u joogsato shaqada taasi oo timaada in cunuga yar soo tooso ooyo , albaaabka la soo garaaco ama taleefanka soo dhaco waxa ayna hadii ay dhacdo keeneysa dhibaatooyin.
Ka sokoow ninka marka uu joojiyo shaqada dhibatoyinka gaara waxaa ka daran midda naagta gareysa .
Shaqada galmada oo si kadis ah loo joojiyay ayaa keeneysa in madax xanuun darran labada dhinac qaadaan Haweenka ayaa qaada dhabar xanuun hadii si kedis ah loo joojiyo , waxa ayna taqaatiirta ka digeen arinkaasi.
Ragga ayaa iyana qaada awood yari dhanka galmada ah iyo biyaha oo xilli hore ay soo tuuraan iyo waliba xanuuno dhanka xubnaha taranka ah hadii ay dhacaan in galmada si kedis ah loo hakiyo .
HALKAAN KA DAAWO MUQAALKAAN 
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment