Gabdhaha Soomaalida iyo ragga ajaanibta?

Bulsha:- Gabdhahaan ayaa si cad iigu sheegay in aysan ka helin wiilasha Soomaalida sababo kala duwan owgeed. Labo ka mid ah gabdhaha ayaa ii cadeeyay in dooqoodu uu yahay ragga cadaanka ah (iyadoo aan loo kala sooceyn diintooda). 


Mar aan wax ka waydiiyay sababta ka dambeysa in aysan ka helin wiilasha Soomaalida ayaa gabdhaha qaar ii sheegeen in ay adagtahay in la aamino wiilasha Soomaalida, in aysan ahayd kuwo jaceylka si fiican wax uga yaqaana iwm. Qaasatan waxaan la yaabay in gabdhaha ay iska dhaleen Soomaalida iyo Swedishka aysan ka helin ragga Soomaalida.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment