Bulsha:- Inantan yar oo da’deedu tahay 21 Jir ay waa ardayad wax ka barata Jaamacadda Boqor Cabdalcassiis ee ku taalla dalka Sucuudiga, waxa aanay si cad u sheegtay in aanay meher kale u baahnayn haddii uu saygeedu noqdo nin si sax ah oo dhamaystiran dusha uga xafidsan Qur’aanka kariimka ah.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment