filimada xunxun oo soo batay waayahaan oo meel kasta soo galay

Bulsha:- maalmahaan waxaa soo batay su'aalaha la xiriira galmada dabada, taas maxaa keenay ? waa su'aal is weyddiin mudan, run ahaantii bulshada soomaaliyeed 

waxyaabahan ma aqooni jirin in naag dabada lagaga tago, balse dhaqan ahaan waxay u arki jireen galmada dabada inay naagta ku furanto, marka waxay 

yihiin sababaha keena galmada dabada ama soo badiyay waayaan dambe. waxyaalaha aan halkaan ku xusi doonno

waxaa ka mid ah :

1- filimada xunxun  oo soo batay waayahaan oo meel kasta soo galay
2- iyo qofka oo raadinayaa inuu wax tijaabiyo wax cusub isagoo aan eegaynin khatarta uu leeyahay
3- gabdhaha qaarkooda soo bartay iyagoo bikaaro ah si ay u ilaaliyaan bikaaradooda ayaa waxay dhiibaan dabada, arrintan carabta ayay ku badan tahay 

xitaa maahmaah ayaa jirta oo ay dhahaan (gadaal saaxiibka ayaa iska leh horena calafka)
4- naagta ay marka ilmo badan dhasho nimanka qaarkoda waxay raadiyaan meel ciriiri ah markaas ayay dabada aadaan 
5-  naagaha qaarkooda ayaa waxay ka dareemaan cuncun dabada markaas ayaynimankooda ka dalbaan ina meesha ka isticmaalaan
sababahaan iyo kuwo kaleba ha ahaadeenee ayaa badiyay galmada gadaal, 
su'aalo badan ayaa la inaga soo weyddiiyaa dabada siiba dadka ku nool wadamada reer galbeedka,
marka waxaan leenahay galmada gadaal oo ah in haweeneyda laga galiyo duleelka xaartada waa mamnuuc laakin in lagu raaxaysto galmada foorarka iyadoo 

la galinayo farjiga waa la oggolyahay ama in lagu raaxaysto labada bari dhexdooda iyadoo aan la galinaynin duleelka, dhibka ay leedahay galmada dabadana mar hore ayaan ka soo hadalnay







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment