Bulsha:- waxaa jira marxalado badan oo jir ahaaneed oo
xiliga kacsiga
waxaana la kala yiraahdaa kacsi, karkaar, biyo
dhac iyo qaadiro.
marxalada 1: kacsi ama xiisayn
marka ay qofka dumarka ah kacsato, tiiftaafyada
dhiiga ee xubnaheeda taranka waa ay jilcayaan
waxaana siyaadaya dhiiga aadaya gidaarada
geedka ama siilka taas oo keenaysa dheecaan
yar oo ka gudba darbiga geedka waana sababta
keenta in bahalka qoftaada uu noqdo
qoyaanqoyaan
dhidi leh.
qaybaha banaanka ee geedkeeda oo ay ka
midyihiin (afka hore ee geedka,
malablaha,bushimaha kore iyo kuwa hoose)
waa ay adkaadaan. qaybta sare ee geedkeeda
waa uu balaartaa.
neef tuurkeeda iyo wadna garaaceedu waa uu
siyaadaa
marxalada labaad:2 karkaar
dhiiga jirkeedu wuxuu isugu soo ururaa qaybta
hoose ee jirka qoftaada asaga oo keena in
qaybta hoose ee geedkeeda uu noqdo mid adag
oo cargag ah xididada ayaa bilaabaya in ay is
jiid jiidtaan.
marxaladan qoftaada waxaa saaidaya
dhumucda iyo baaxada naasaheeda 30%
caradooda waxay noqotaa kuwo soo fiiqan oo
ay ka soo yaacaan waxyaalo aad moodo namro
yar yar aanse namro ahayn.
sidoo kale marka la maraayo marxaladan waxaa
dhacda in malablaha qoftaada uu kor u kaco asaga oo ku dhowaanaya dhanka lafta shuunka
ama bisqinleyda wuxuuna u ekaanayaa mid
qarsoomay.
dumarku marxaladan waxa ay u
baahanyihiin
kicin aan caadi ahayn mana la socdaan halka ay
marayaan waxaana dhacda in
ay aad kuugu soo dhegto qoftaadu.
marxalada 3: biyo baxa
dheehantahay ee ay
dumarku soo daayaan wixii la diyaarinayey
heerarkii hore, waa
marxalad aad u macaan oo aysan dumarku is
xadidi karin
waxaana astaan u ah soo ururid ay u dhexayso
ilaa 0.91 seken ee uu sameeyo geedkeeda.
ogow qoftaada sida adiga oo kale ma dhacayso
marka ay biyo baxdo taas bedelkeeda halkaas
ayey ka sii wadi kartaa ciyaaraha barafka marka
ay biyo baxdo ka dib.
ogow sidoo kale dumarka oo dhammi ma biyo
baxaan markasta oo ay sameyaan ciyaar.
sidaa darteed waxaa lagaa rabaa in aad salax
iyo shumo iyo ciyaar jireed la dheeshid inta
aadan faraska kaxaynin ka hor si ay u soo
dhowaadaan biyaha.
marxalada 4: qaadiro
waa marka ay qofta jirkeedu ku soo noqdo caadi
badanaana waxaa lagu arkaa hurdo iyo
hamaansi fara badan iyo farxad ay kugu
mashquulsantahy waa hadaad ka keensatay.
shukaansiaga jacaylka iyo raaxdu intuba waa
wax aasaas u ah nolosha oo ay tahay in mudo
dheer la deraaseeyo waxaadna arki doontaa
maalinba maalinta ka danbaysa adiga oo la
socda ama la jaanqaadaya hababka aan halkan
ku soo bandhiagayno
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment