Daawo:- Yaab Gabar Somali-Swedish Gaalo ah oo faafineyso Diinta Kirishtaanka

Bulsha:- Muna Waa  Gabar  uu  Dhalay  Siyaasiga  Caan ka  ah  ee  Abdikariin Xuseen  Guuleed  Ayaa  Ka  Baxday  Diinta  Islaamka   Isla  Markaana  Shaacisay  In Qadatay  diinta Masiixiga.

Muna ayaa hada biloowday inay faafiso diinta Kirishtaanka islamarkaana ay sidoo kale ay qorsheynayso inay gaaleysiiso qaar badan oo ka mid ah haweenka Muslimiinta ah ee ku nool dalka Sweden.



HALKAAN  KA  DAAWO







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment