Bulsha:- Faaiidooyinka uu leeyahay jimicsigu waxaa ka mid ah: In qofka maalintii jimicisada 30 daqiiqo ama ka badan uu ka badbaadi karo cudurada ku dhaca wadnaha. In qofku uu dhimi (blood pressure) ama dhiig karka waxaan u naqaano. jimicsigu uu ka hortag u yahay cuduro badan sida sonkor macaanka (diabetes), buufis (depression), obesity, etc.
Horay ayaan waxaan idin kugu soo bandhignay maqaalo badan oo ku saabsan jimicsiga, maanta waxaan halkaan idin soo gudbinaynaa muuqaal ku saabsan sida loo dhiso ama loo qurxiyo miskaha iyo barida.
Si qaarkaaga dambe u qurux badnaado waxaa muhiim ah inaad samayso jimicisigaan hoos aad ka daawan doonto ugu yaraan asbuucii 3 jeer.
Daawasho wacan:
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment