Daawo Seddax sano kadib: Nolosha iyo horumarka ardayda Soomaaliyeed ee Turkiga

Bulsha:- Barnaamijkaan oo ah mid gaar ah oo diirada saaraya horumarka iyo nolosha ardayda Soomaaliyeed ee Jaamacaddaha Turkiga wax ka barta, kuwaasi oo seddax sano ka hor deeqo waxbarasho ka helay dowladda Turkiga, maanta halkee ayey taagaan yihiin?.

Barnaamijkaan oo uu soo diyaariyay Wariye C/raxmaan Xudeyfi ayaa waxaa uu kusoo bandhigayaa horumarada dhalinyaradaasi Soomaaliyeed ay gaareen iyo hiigsigooda.




Hoose ka Daawo



_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment