Daawo Qaabka loo adkeeyo naasaha markay balaq noqdaan sir u qaas ah gabdhaha 25 jirka ah

Bulsha:- Naagaha qaarkooda marka ay dhalaan oo ay naasahooda caanaha ka dhamaadaan adkaanshihii ayaa ka baaba’aya waxay noqonayaan maqaar oo balaq ah, taas baa waxay keenaysaa nimanka qaarkooda in damacooda dhanka naaska yaraado, waayo naaska wuxuu ka mid yahay raaxada galmada iyo quruxda jirka naagta, marka dad baa adeegsada kareem loogu talagalay naasaha in lagu adkeeyo laakin inta badan la iskuma halayn karo waxyaalaha kimikalka ah, waxuu u soo gudbinayaa web Raaxada guurka haweeneyda soomaaliyeed sida ay u adeegsan lahayd haddii ay u baahato waxyaalo dabiici ah oo naasaha lagu adkeeyo


marka hore waxaa la isku qasaa malab iyo bur kaddib naasaha ayaa la marinayaa todobaadkii seddex jeer
saliid saytuun ayaa lagu daldaliigayaa muddo 5 daqiiqadood maalin kasta hal jeer kaddib waxaa lagu dhaqayaa biyo qandac ah, kaddib waxaa la keenayaa gabal yar baraf waxaa la marmarinayaa laba naasood ilaa uu ka dhalaalo, kaddib waxaad keenaysaa tufaax oo qashar la’aan la shiiday waxaad saaraysaa labada naasood kaddib waxaad ku qubaysanaysaa biyo lagu daray koob yar khal biyaha waa inay xoogaa kululaadaan waxaad daldaliigaysaa muddo gaaraysa 15 daqiiqo, inshaa Allaah waxaad ka heli doontaa natiijo fiican

Qaab 2aad


geed lagu yiraahdoo afka ingiriiska (Lupin) carabigana (ترمس) ayaa la shiidayaa waxaa lagu daraa caano iyo khal iyo biyaha loo yaqaano (maaul wardi) inta si fiican la isugu labo ayaa la saarayaa naasaha muddo hal saac ayay saarnaanayaan kaddib ayaa la dhaqayaa.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment