Daawo: Ninka Hindiya ugu dheer oo la dhibtoonaya inuu helo Jeceyl +Sawirro

Bulsha:-  Dharmendra Singh oo ah ninka ugu dheer dalka India, isla markaana Labo inches kaliya ka gaaban ninka ugu dheer dunida ayaa u fududeyn nolosha uu ku nool yahay, wuxuuna la dhibtoonayaa inuu helo jaceyl uu nolosha la qeybsado.

Dharmendra oo ah calaf doon 32 sano jir ah, ku nool magaalada Meerut, ee gobolka Uttar Pradesh, wuxuuna baadi goob ugu jiraa qofkii uu nolosha la qeybsan lahaa, isagoo sheegay in dumarka uu la kulmay ugu cudur daardeen dhererkiisa, sidaasi darteedna uusan heli karin qof la mid ah.













_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment