Daawo:- Nin Shiinees ah oo guursaday Gabar laga sameeyay Doll-ka ee Loo Galmooda.

Bulsha:- Ninkaasi oo 28-jir ah ayaa guursaday gabar laga farsameeyey Caag ama Bombalo, si uu uga maarmo xaas run ah.

Waxa uu sheegay inuusan doonayn inuu ka geeriyoodo xaas ama uu  ku reebo Uur-ku-taallo marka uu geeriyoodo.

Ninkaasi ayaa soo bandhigay Sawiradda isagoo la jooga Xaaska Bomballadda ah, kuna eegayo Indha-jacayl, dhunkanaya gacantayda iyo isagoo isku duubay.

“Si uusan u dhibaataynin Dareenka Dadka kale, waxa uu doortay inuu guursado gabar caag ama Bombalo ah, halkii uu ka guursan lahaa gabar caadi ah”

Inkastoo magaca Ninkaasi aan la shaacinin, haddana dadka Shiineeska ee isticmaala Internetka, waxay aad u hadal hayaan Dhacdadaas Mar-la-aragga ah.

Mid waxa uu sheegay in ay Sawirraddi yahay wax ka baxsan Ololaha Suuq-geynta Sawirradda.

Telefishinka Dowladda Shiinaha ee CCTV ayaa dhawaan soo weriyey inuu Ninkaasi la dhibaataysan Kansar uu u geeriyoon karo.











_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment