Daawo Muuqaal: Gabar 11-Jir Ah Oo Lagu Qasbay In Nin Loo Guuriyo Oo Sheegtay In Ay Isdileeso Hadii Nin Lagu Daro.

Bulsha:- Gabar 11 jir ah una dhalatey dalka yemen ayaa waalidkeed ka soo carartey kadib markii si qasab ah nin loogu guurin rabey. Waa caado dhaqameed naxdin leh. Laakin gabadhaan geesiyada ah ayaa ka soo carartey familkeedii maadaama aysan raali ka aheyn guurkaas lagu qasbaayo oo aysan xiligeedi gaarin.

Gebedhaan magaceeda la yiraa Nada al-Ahdal ayaa u soo carartey adeerkeed oo ka shaqeeya xarun telefishin suurta geliyeyna in shekadeeda uu garsiiyo aduunka.

Gebedhaan haber yarteed ayaa isla sheekadaan qabsatey markii ay yareyd, waxana si qasab ah loogu derey oo loo guuriyey nin markii ay 14 jir aheyd, laakin sanad ka dib ayey is dishey ka dib markii ay u dulqaadan weysay arxan darada iyo dhibaatooyinka loo geyste.

HALKAAN KADAAWO








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment