Bulsha:- Waxaa jira cunooyin sara u qaada diirnaanta dareenka kacsiga taasi oo jawiga ka dhigeysa mid ku saleysan jawi Romantik ah , iyadoo cunooyinkasi qaarkood ay sara u qaadaan dareenka .
Hadaba Cunooyinkaas waxaa ka mid ah Avocado: Oo Sara ay u qaadaa dareenka kacsiga waxana ku jira Avocado-da laba unug oo muhiim ah.
Waxaa Avocado-da ka buuxa macdan iyo duffan aan dharag keeneyn taasi oo wadnaha ilaalineysa sidoo kalana hoos u dhigeysa Cholesterol-ka .
Sidoo kale waxaa ku jira vitamin B-6 kuwaasi oo gacan ka geeysanaya sara u kaca awoodda iyo dareemaha
kacsiga waxaana sidoo kale ku jira maadada la yiraah Omega oo kaa dhigeysa mid u diyaarsan shaqada qolka jiifka. Bas-baaska Kulul: waxa uu ka koban yahay maadada ah Alcabseyoum taasi oo keenysa in jirka uu soo daayo dheecaanka Nicotine kaasi maskaxda si wacan uga shaqeysiiya xoojinaya baashaalka oo ka dhiga mid aad u diiraan . Chocolate: waxa ay jirka ka saacidaa in uu soo daayo dheecaa ah Serotonin kaasi oo taageera ka helaya maadda kale tryptophan waana midda dhalisa dareemaha ah raalin ahansho iyo rabitaan galmo iftineducation- Aqoonta Galmada,
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment