Bulsha:- Gabadh ayaa sheekh Dalxa weydiisay su’aal uu aad uga naxay kuna tilmaamay in ay tahay wax aqlaaqiyaadka iyo anshaxa islaamka ka baxsan.
Gabadhaan ayaa weydiisay Sheekhow waxaan doonayaa in aan guursado dhibkana waxuu ka jiraa in aan gabadh aheyn cidna ima bikra jebin ee maxaan sameeyaa ma u sheegaa ninka aan guursan rabo.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment