Yuvi Pallares Oo Ah Saxfiyada Aayaa Dharka Dhigatay + Maxaa Keenay

Bulsha:- Gabadhan saxafiyada ayaaa u dhalatay Venezuela waxaana eey ka shaqeyneysa TV ku yaalo dalkaas .

Yuvi Pallares ayaa dharkii oo dhaan iska dhigtay iyadoo ka shekeyneysa warbixin ku saabsan Cristiano Ronaldo iyo halista uu ku leeyahay kubadda cagta ,gaar ahaan kulanka Barcelona .

Yuvi Pallares ayaa iyadoo qaaban hadalkeeda ku so gaba gabeysa in eeysan jiran wax eey ka jeceshahay hadii eey la kulanta iyadoo qaawan laacibka kooxda Real madrid .

saxafda Venezuela ayay ku soo badaneysay mudooyinkii danbe gabdhaha saxafiyinta ee isku qaawiyo marka eey ka sheekeynayan ciyaaryahanada eey tageeran .








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment