Yasmin Axmed oo gudniinka ka fakatay

Bulsha:- Yaasmiin Axmed oo ah gabar Soomaaliyeed rabta inay ka duwanaato hablaha somali, yasmin oo dooratay magacan oo ay sheegtay inuu yahay macnihiisa afka faarisiga ubax, magaceeda hore waxaa la dhihi jiray aamino, yaasmin waxaa la dhalatay 11 walaalo, sagaal gabdhood iyo labo wiil, waxay sheegtay yaasmin inay ka hormariso waxbarashada guurka, waxay kaloo sheegtay inay ka fakatay gudniinka fircooniga xaqdarrada ah ee lagu sameeyo gabdhaha soomaaliyeed, waxay sheegtay gabar walaasheeda ah oo jirtay 7 sano oo lagu sameeyay gudniinka fircooniga oo dhiig bax u dhimatay, waxay tiri aniga waa inaan wax bartaa oo aan noqdaa qof ka duwan dumarka somaliya, waxay sheegtay inaysan si fiican ugu hadli karin afka soomaaliga laakin ay xiran karto dharka soomaaliyeed oona ay karin karto cuntada soomaaliyeed si aan loo dhihin dhaqanka soomaali








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment