Yaab Anagaa Aragnay, Maalin Loo Asteeyo Surwaal Siibista, iyo Rag Dumar Qaawan oo Wada Maraya

Bulsha:- Waxaa dunida looga dabaal dagaayaa Maalin loogu magac daray Maalinta Surwaal iska siibka Adduunka iyadoo dad badana ay ka qeyb qaadaneyeen Xuska Maalintaasi.

Nin adduunyo Joogoow Maxaa Aragti Kuu Laaban!!! Dalka Mareykanka ayaana Sanad kasta looga Dabaal dagaa Maalinta Surwaal iska siibka Adduunka.

Tolloow Maalmo kale oo Shaarka la iska siibayana ma jirtaa mise la sameyn doonaa?

RIIX HAL KAAN OO DAAWO





_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment