Bulsha:- Ogoow habkaan haweeneyda kacsi waali ayay ka qaadeysaa waxa uuna jirkeeda soo deynaya qadar dheecaano ku dhacaya Siilka dhinaca …..
Iyadoo la eegayo aqoonta ama fanka galmada waxaa ninyahoow lagaaga baahan yahay in marka hore aad kiciso dareemaha goobaha dareenkooda yar yahay kacsi waalida laheyn markaa ka dib u soo laabo goobaha dareenkooda xoogan yahay iyadoo taasi ay keeneyso natiijo wax ku ool ah oo ah in gabarta gaarto gariirka galmada ama wax loo yaqaan galmada oo laga dhargo.
Marka koowaad ninka xariifka ah waxa uu sameeyaa taabasho jilicsan oo uu ku sameynayo labada naas isaga ku salaaxaya farihiisa waxaana laga rabaa in uu ka tago oo uu iska indho tiro labada naasaha.
Waxaa habkaan loo yaqaan ciqaabta loo baahan yahay(Teasing , carabiga waxaa lagu yiraahdaa التعذيب المرغوب) waxa uuna ninka uu soo kicinayaa goobaha ku hareersan ee u dhaw labada Ib iyadoo Ibta uu iska indha tirayo , markaasi labada Ib waxa ay u noqanayaan kuwo dareenkooda aad u kacay oo yaa i salaaxa ah gaaray halka gabartana kacsi laba jibaaran ay gaareyso.
Waxaana fiican in naaska lagu kiciyo oo lagu salaaxo calaancasha gacanta iyo faraha ha hilmaamin in aada u dhawaan ibta oo aadan war wareejin , xooga ka dib ku cayaar oo sal salaax labada Ib adiga oo aan gacanta ku adkeeyneyn ka dib in aad bishimaha ku salaxdo ku xiji iyo jaqid ama duuqid naaska .
Ogaaw habkaan haweeneyda kacsi waali ayay ka qaadeysaa waxa uuna jirkeeda soo deynaya qadar dheecaano ku dhacaya xubunta taranka waxa uuna jirka iyo xubinta taranka u nugul yihiin in ay qaabilaan weerarka .
Fiiro Gaar Ah
Inta badan haweenka labada naas midkood ayaa u nugul istiinka kacsiga , waxaa ninka laga rabaa in uu weydiiyo gabadha labada naas mid ay dareenka raaxada kacsiga ka hesho sidoo kale gabartana waxaa la gudboon in ay u sheegto
naaska ay ka hesho waalida kacsiga .
Hadaba Sidoo sidee loo kicinayaa dareenka xubinta taranka gabarta , waxaana weli ku guda jiraan marxalada ka horeyso weerarka(labada xubin oo is gaara).
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment