Bulsha:- in badan oo kamid ah dadka maanta ku nool dunidaan, amaba dadka intiisa badan waxa ay jecelyihiin sidii mar walba ugu) muuqan lahaayeen qof da’ yar.
Wajigu in uu noqdo mid ifaya isla markaana aan lahayn laa lab dadka dunida qaar gaar ahaan kuwa jeebka roon waxa ay ku bixiyaan lacago aad u badan, sida in ay isticmaalaan dawooyin ama is qurxin.

Waxaa hubaal ah in aad is waydiinaysid tolow maxay noqon doontaa arrintaas aan culayska ahayn isla markaan kuu muujinaysa qof da’ yar.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment