Waa Ninkee Ninka aysan Dumarku Waligood iloobin Qalbigooda aan ka bixin (iska eeg Listigan)

Bulsha:- Si aad u qabsatid qalbiga haweenyda si joogto ah ayaan kuu soo bandhigeynaa dhowr tilmaan oo haweenyda ka dhigaya mid aan iloobeyn ninka waqti waliba oo ka soo wareegta.

* Haweeneyda ma iloowdo ninka jaceylka ku harqiya , dareensiiya deganaan isla markaana leh awood shaqsiyadeed oo xooggan.
* Haweeneyda ma iloowdo ninka sheekada macaan ee ku xeel dheer xod xod xodashada lamaantiisa.
* Waa adag tahay in ay iloowdo ninka qadariya dareemaheeda isla markaana aad u tix giliya.

Haweenyda ma iloowdo ninka mararka qaar ka door bida naftiisa midda lamaantiisa , isla markaana dalbada fikirkeeda sidoo kalana tix giliya aragtideeda.

* Ma iloowdo ninka la qeybsada farxadda iyo muragada .
* Haweeneyda ma iloowdo ninka aan ka xishoon in uu ku hor ooyo isla markaana si saraaxad leh ugu muujiya dareemihiisa.
* Ma iloowdo ninka u muujiya dareemihiisa jaceyl kulana dhaqma hab Romansi ah .
Ugu dmabeyn ninka aysan waligeed haweeneyda iloobeyn waa aabaheed waqti waliba oo ka soo wareegata maxaa yeelay waxa uu leeyahya dhamaan tilmaamahaan waana tilmaamaha ay dooneyso in ay ka hesho ninka ay guursaneyso.



DAAWO MUUQAALKA







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment