Video :- Carwadii ugu casrisaneyd Soomaaliya oo Muqdisho laga furay

Bulsha:- Carwo aad u ballaaran ayaa laga furay magaalada Muqdisho, taasoo lagu magacaabo Khayraat Furniture Company ayaa waxaa aasaasay ganacsato Soomaaliyeed.

Carwadan ayaa noqoneysa tii ugu casrisaneyd ee dalka laga furo, waxaana allaabaha lagu iibiyo ka mid ah jiifafka iyo kuraasta kuwii ugu danbeeyay ee casriga cusub, lagana keeno dalalka Turkiga, Talyaaniga, Malaysia iyo Khaliijka, waxaa sidoo kale laga helaa alaabaha guryaha.



Dadka ka iibsada carwadan ama qandaraasyada ay ka heshaa Hoteelada waaweyn, xafiisyada taliska AMISOM, Hoteelada ku dhex yaal xerada Xalane oo habeenkii lagu jiifto in ka badan 300 Dollar iyo dadka lacagta haysta ee degan Muqdisho.


Halkaan Ka Daawo








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment