Ugaar ah Lamaanayaasha:- Tix Qoraal Qiimo Badan Udirso Naftaad Aadka Ujeceshahay Ama Jaceyl Wadaaga Aad Tihiin.

Bulsha:-  Ubaxa Adigaan Kuu Sidaa Ee Aan Kuu Doree Ma Iga Gudomesaa Nafta Aan Ifka Ka Doortay Baa Tahee Ma Iaga Aqbalesaa In Nolol Wadaag Aanu Noqono Cidlada Iyo Kalinimada Waa Habaar Iyo Xanun In Aanu Ka Wada Baxno Gacan Ma Isku Sinaa Dad Iskudaacad Ah In Aanu Isku Noqono.

Ma Iga Aqbalesaa Nafta Waa Qali Ruuxa Ay Dooratana Lagama Reebi Karo Ama Looma Diidi Kare Qalbigaaga Qeeb Ma Iga Sinesaa Anigana Aan Nafta Iyo Qalbiga Ku Wada Siyee Nafta Ruuxa Ay Ku Qanacsan Tahay Oo Kaliya Weyaan Ee Rajada Nafta Ay Kaa Qabto Ma U Meel Marin Dontaa Farxada Mida La Isla Wadaago Ayaa Ugu Wanaagsan Jaceylkana Midka La Isla Meer Mariyo Ayaa Ugu Farxad Iyo Ugu Guul Badan.

Rajadeeda Waa Adiga Cid Kale Ama Ruux Kale Aan Rajo U Lee Yahay Ama Rajo U Qabo Majire Aan Farxad Wadaag Noqonee iLawadaag Jaceyl Dhab Ah Oo Daacad Ah Ruux Wanagsan Baa Tahay Jaceylkana Waa Wax Wanaagsan Laba Wanaag Ah Hadii La Isku Keeno Waxa Ka Soo Baxaayo Oo Kaliya Waxay Tahay In Wanaag Iyo Farxad Uu Dhalo Ama Ka Yimadaan Guusha Rabi Baa Leh Dadaalkana Waa Lama Huraan Caashaqa ILama Meer Mari Alle Ayaan Kugu Dhaariyee ILafahan Oo ILagaro In Aad Wax Garad Tahay Daah Igama Sarnee Marnab








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment