Ugaar ah Dumar:Talooyin Khaas U Ah Dumarka Guurdoonka Ah

Bulsha:- Ka dheerow inaad ka mid noqoto dumarka markaliya la sheekaysta dhawr wiil, waxay kugu keenaysaa kasooni la’aan iyo inaad kala garan waydo midkaad rabto. Wiilasha aad la sheekaysanaysana dulmi ayaad ku samaynaysaa….

-Hakuu cadaato oo yuuna madmadow kaaga jirin in sababta aad ula kulmaysaa ay tahay sabab cad oo muuqata taasoo ah guur xalaala.

-Kalsooni iyo isku filnaan hadii uu kaa arko maalinta u horeysaba inaad tahay gabadh isku kalsoon oo wax qabsata, dhalin yarada

samankani aad ayey u jecel yihiin taas, isku filnaanshahuna maaha inaad tahay mid aan loo talin karin.wacdaraha

-Sadex ka ogow maalinta u horeysaba, sida uu diinta ku yahay, waxa uu qabto iyo qoyska uu kasoo jeedo (qabiil maaha ee waa reerka dhalay) xidhiidhkoodu sida uu yahay.

-Hadii uuna ku cajabin oo aadan ku qancin usheeg adoon dareenkiisa dhibayn, hadii aadan dhaqso ugu sheegin waxay u badan tahay inuu u arkay inaad ku qanacday.

-Hadii uu ku cajabiyo oo aad ka heshay dareensii si aan toos ahayn hana wada tusin inaad ka heshay, u sheeg inuu Okey yahay.qurbo.net ayaa ku leh niman badan kama helaan gabadha waraaqaheeda marka u horaysaba soo wada saarta, dareensii hana wada dareensiin inaad ku qanacday.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment