Tv Universal laga baahiyay gabar Tumasho caan ku aheed Oo la guursadey -DAAWO

Bulsha:- Gabartaan ayaa ku nooleyd guri kuyaalla 12-ka xaafadda Islii oo ay deganaayeen gabdho ay Saaxiibo yihiin , kuwaasi oo daruuftu biday in ay jirkooda iibiyaan , waxana ay iyana markii ay u timid iyadoo kasoo gashay qaxootiga dhadhaab dantu ku qasabtay in ay jirkeeda beeciso.

habeen habeenada kamid ah ayaa waxaa goobta soo galay mid kamid ah dhalin yara reer Nairobi oo ay ku taagneyd, durbaba waxa uu la dhacay gabadhan markii uu qolka geystay ayeey ku tiri (Aboowe intii aad xaaraan igu wasi laheyd waxaan ahay walaashaa dhiban ee i guurso, igana bixi dhibkaan.

Haddaba wiilkii muxuu falay.

GUJI HALKAAN EE DAAWO






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment