Bulsha:- Timaha hoose marka ay bataan waxay yareeyaan kacsiga nimanka iyo naagahaba, sida la sheegay waxaa habboon shuunka in layska xiiro.
Marka meesha la xiiro waxay yeelanaysaa dareen oo saamayn kara kacsiga, xiiritaanka ayaa ka fiican jaritaanka, laakin marka ay timaha hoose aad u bataan meesha waxay noqonaysaa meel qurmuun oo ur leh, siiba haweenka.
Mar waliba oo aad u dhawaato salaaxida xubinta gabarta waxaa sii xoogeysanaya arinta loo yaqaan Ciqaabta Loo Baahan Yahay balse ka digtoonaaw markaan in aad taabato xubinta , ku cel cel istiinka salaaxida calaancasha labada cagood adiga oo si tartiib u xanta-xanteynaya oo shuminaya , ogaaw haweenka aad ayay u jecel yihiin in laga dhunkado qeyb waliba oo jirkooda ka mid ah .
2 deena yaaa top eh macaane
Sidoo kale mantiqada ka sareeya xubinta taranka ee ay tinta ku daboolan tahay (meesha tininta bisiqda ka soo baxdo) oo ay ku jiraan qadar baruur ah iyo sidoo kale xididada kacsiga aad ayay uga helaan haweenka oo kacsi xadkiisa ka baxay ayay ka helaan .
Cilmi ahaan mantiqadas waxaa loo yaqaan Goobta Buurta oo xooga baroor ayaa saaran waxaana lagu kiciyaa taabasho adiga oo faraha adeegsanaya adiga oo ka bilaabaya qeybta sare una leexanaya dhanka Kintirka balse ma taabaneysid , waxana ninka markaan laga doonaya in uu adeegsado habka loo yaqaan Ciqaabta Loo Baahan Yahay .
Waxaa markaan la soo gaaray in aad taabasho salaaxid jilicsan ku sameeyso xubinta taranka , talaabo ka taalabo ka dib waxaad sameysneysaa in aad ku cadaadiso laakiin ma badna , markaas ka dibna waxaad diirada saareysa in aad ku cayaarto xubinta ugu muhiimsan jirka gabadha waa Kintirka .
Haweenka qaarkood waxa ay jecel yihiin in kintirka laga kiciyo kor iyo hoos , qaarkoodna dhanka midig ee kintirka waana meesha uga kacsiga badan .
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment