Saliidda clove oil-ka (Dhegeyaraha) Oo Biyabbaxa Deg degga Daweysa Sidee Aqriso.

Bulsha:- Dad badan ayaa na soo weyddiiyay oo ka cabanaya biyabbaxa degdegga ah, taas oo sababo badan yeelan karta, hasee ahaatee hadda waxaan soo gudbinaynaa wax dabiici ah haddana biyaha dib u dhiga waa saliidda dhegeyaraha oo loo yaqaano afka qalaad clove oil afka careebdna waxaa loo yaqaanaa زيت القرنفل

Saliiddan waxaa la mainayaa geedka ninka marka la samayn rabo galmada waxay u dhigantaa waxyaabaha geedka lagu buufiyo ama bomaatooyinka la mariyo laakin waxay kaga duwan tahay dabiicinimada iyo  dhib la’aanta waayo kimikal kuma jiro sida bomaatada ama buufiska oo kale saliiddaas waxaa kaloo loo adeegsn karaa bigrajabinta xaaska waxay yaraysa xanuunka, sida la ogyahay dhegeyaraha waxa ku jirta maaddo xauunka la dagaalanto dadka soomaaliyeed waxay u adeegsan jireen dhegeyaraha marka gows ka xanuunayo inay gowska ku qabtaan si uu xanuunka uga joojiyo







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment