Bulsha:- Dhibaatada kacsiga, oo inta badan loo yaqaan howlgabka kacsiga wuxuu ku yimaadaa 7– 20% nimanka da’ 35jirka ah.
Da’duna si kala duwan ayay ugu korortaa, sidaasi ayaa 7 ka mid ah 20kii nin ee 70 jir ahba ay la kulmaan heerar kala duwan ee cudurkani.
Dhibaatada howlgabka kacsigu inta badan waa dhibaato siyaabo kala duwan ku timaadaa.
Cudurkan waxaa ka mid ah oo kale ragga kacsada bilowga hordhaca wasmada, hase ahaate aan sii wadi karin kacsigii muddo ay ku galmoodaan.
Kacsigu wxuu ku bilowdaa isaga oo ku xidhan dareen kacsi, markii ay xididada yar yarka ah ee xubinta galmada ninka ay fiddo soona galaan qulqul dhiig ah xubintaasi.
HALKAAN KA DAAWO MUQAALKAAN
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment