Qoraal aad u Xiiso Badan oo Ka Hadlaaya Arimaha Jaceylka War Bixin

Jacelka Waa Wax Jira ruux walba aaya midaas garanaayo oo wada fahansan lakin jacelka ruux walba mameel mariyo sida ay tahayna dadka qaar uguma soo baxaan taasina waxay keentay ama ay ka liftay lamaanayaal in muda ah jacelka kawada dhaxeeyay oo ayaamo iyo maalmo badan qosalka iyo farxada jacel isla soo waday oo kala haray taasi oo u sabab ah Labada ruux mid in uusan jacelka aqoon tiisa uu san laheen maxaa yeelay ruuxa jacelka sida wanaagsan u garanaayo
 
Waa kan nolashiisa inta ka dhiman meel mariya nafsidiisana u hibeeya jacelka sida uu u meel marin lahaa Wax walba oo wanaagsan ayadoo loo maraayo waxaana ladonayaa mid walba in uu muujiyo taxadar dheraad ah marka uu bilabaayo iyo marka uu socdo jacelka waa in ay ka wada go'an tahay Labada ruux sida ay u wada Meer marin lahayeen jacelka u dhaxeeya wax walbana oo wanaag ah loo wada maraayo ama lawada adeeg sanaaya
 
Is fahanka waxuu qeeb weyn ka ciyaraa sida uu u hir gali lahaa jacelka bilowga ah ama midka socda marba waa xiliga lamaraaya ayaa lagu wada xisab tamayaa iyo sida uu ku bilabanayee Hadii is fahanka uu yaraado kal soonidana ay yaraato waxaa meesha ka baxaaya jacelkii hore u socday in meesha uu ku is taago is fahan darana ay timaado oo xoogan taasina waxay dhib ku tahay dadaal kii faraha badnaa iyo waqtigii badnaa ee la soo wada maray ama lasoo wada qaatay oo uu Meesha Kabaxo Ama uu Ku Istaago
 
Waxaa Muhiim Aad Ah xiliga labilabaaya si aad ah in loogu bixiyo waqti sida loo hir galin lahaana waa in juhdi iyo dadaal dheraad ah lagu bixiyaa jacelkaas waxuu noqonayaa mid hor mar badan gaarana kuna tilaab sada Si Wanaagsan Ayuu U Miradhalaa Heer aad u sareeyana Oo Aan qiyaas laheen ayuu garaa Soo Qoraha Waa Xasan Wadani Mahad Aan Lasoo Koobi kareyn Allaha Kasiyee Marwaba Aanu wada Dadaalno Sida jacelka Runtiisa Aanu U Wada Abaari Laheen Ama Aanu U Wada Wajihi Laheen Halkaas Ayaan Ku Soo Gaba Gabanenayaa Qoran Kaas Dhamaad
_________________________
Xafiiska Shabakada mybulsha
UK- Leicester united kingdom

Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment