Ninkaaga Kaga Guulayso Kulanka galmada macaan kacsi kurid qofyahey (Talo Tilmaameed)

Bulsha:- Haku wareerin sidii aad ku qancin lahayd saygaaga oo kaga guulaysan lahayd Kulanka sariirta maadaama dareen ahaan laga yaabo in aad tahay qof mar walba indha furan oo dareenka aan dhaqsi qaadan basle talo tilmaam kuugu filan ayaan kuu haynaa. 

Ma fiican in haweenku mar waliba ay ku niyad jabaan Kulanka Macaan ee Ciyaarta Sariirta kaasoo sababi kara in ay ku caajisto Galmada , ugu danbeyn waxay dhibsanaysaa kulankaaga waxaana halkaas ka imaanaya isbadal iyo kala xiisid. 

Hadaba si aysan sidaasi u imaan gabadhyahay isku day inaad Seygaaga kaguuleeysatid ood xiiso uyeeshid ciyaarta Sariirta , waxaadna ku dadaashaa inaad mararka qaar adigu bilaabtid bilaawga Raaxada , Tusaale adigu u raaxee oo si cajiib ah ukici dareenkiisa. 

Kolkeey soo gaba gaboowdo dheh wonderful Meeting ayuu ahaa , usheeg in Seygaagu yahay mid Raaxo ka sameysan hadii san eheen xitaa oo ku sii kasbo nolol macaani dheeraad ah.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment