Bulsha:- Waxaa lawada ogyahay in naasaha ama ibta labada naas iyo mandiqada ku dhow dhow ama ku hareereysan yihiin ee midabkoodu yahay braawnka ama binkiga pink ay yihiin meelaha ugu daran naasaha dumarka kacsiga kiciya.Balse waxaan habooneyn in arintaas lagu dag dego iyadoo aaan jirka intiisa kale la kicinin oo gabartu bislaanin.
Hadaba ninyahow waxaa lagaa rabaa in aad is dajiso oo aadan ibta naasaha ka bilaabin salaaxa.Ka bilow salaaxa saanaha jirka meelaha uu kacsigoodu yar yahay kadibna naashaha calacashaada ama farahaaga ku salaaxa tartiib adigoo aaan taabanin ibta.
Kadib waxaad ka salaaxdaa mandiqada ku hareereysan ama u dhow ibta adigoo aan wali taabanin ilaa ay ibta naasha istaagaan oo ay garabtu gaarto yaaa islaaxa korna u boodo.
Marka ay halkaas mareyso xaladu aaayar ibta ka taabo kadib jaqid ama bishimaha la gal mid midka kalana qacantadaa faraha la gal.Gabrta markaas jirkeeda dhan dheecaan buu sii deynayaa oo way bislaaneysaa ilaa xubinka taranka ayaa qoyaya waxaana ka imanaya dhidid fara badan iyo neef weyn.
Waxaa fiican in aad weydiiso labada naas midka ay aadka ooga kacsato.Gabdhaha isku mid maha marka labada naas mid baa sii daran oo dabka ka qaadataa marka weydii iyadana waa in ay kuu sheeegtaaa.La soco qeybta labaad ee kicinta Xubinka Taranka Gabdha barito.Hada Daawo videoga hoose oo sharaxaya qaaabka iyo gabrta tusaale ahaanta loo ssoo qaatay
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment