Muno iyadoo 15 jir ayay uur qaaday waxayna sheegtay yaasir inuu ka dambeeyay

Bulsha:- Gabar 15 jir ah oo u dhalaty dalka imaaraadka carabta ayaa uur lagu arkay marka la wayddiyay waxay sheegtay inay ku baratay iskuulka wiil lagu magacaabo yaasir oo hal sano iyada ka weyn wuxuuna degan yahay dubai, waxay isku barteen chat oo internatka wayna ku sheekaysan jireen waxay tiri seddex jeer ayaan soo galiyay gurigeena iyagoo waalidiintayda  ogayn qolkayga ayaan geeyay galmo ayaan samaynay, yaasir marka maxkamada la soo taagay wuxuu yiri aniga galmo kaamil ah 

Lama samaynin keliya waan istiimaiyay, waxaa yaab badan gabadha wali waa bigro, naag dhakhtarad ah waxay tiri oo lagu magacaabo Saxar mascuud uur way qaadi kartaa gabadha haddii biyaha loogu shubo cambarka korkiisa waxaa laga yaabaa inay u gudbaan gudaha, gabadha waxay leedahay ilmaha waxaa iska leh yaasir isaga ayaa i uureeyay, maxkamada dubai waxay ku xukuntay in la mariyo qaanunka imaaraadka.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment