Bulsha:- Jawaabta suaashii maxaa lagu siigeestaa
1;kacsi Badan: Qofku
marka uu kacsado oo
dareen galmo oo degdeg
ahi qabato, xaasna uu
lahayn, waxay ku
khasabtaa inuu siigaysto.
Cabsida Zinnada: Dadyow badan ayaa xilligay isku qabato mid uun inay
sameeyaan, in ay sinnaystaan ama in ay
siigaystaan; waxay door
bidaan siigada.
Dhaqan Balwo: Qaar iyagu way qabatimeen oo balwad ayey u
noqotay, kacsi iyo kacsi la’aan waa kuwii sameeya, maba joogi
karaan oo maba noolaan karaan hadaysan samayn. Faa’iidada Siigaysiga?
Waxey qofka ka ilaalisaa inuu ku dhaco zino
Waxey qofka ka caawisaa inuu dejiyo dareemadiisa oo u raaxeeyo
Waxey qofka ka difaacdaa saamaynta wayn ee shahwadu ku yeelan
karto caafimaadkiisaa
Qarash yaraan, Uur la’i, ceeb la’i iyo Tijaabada ruuxu inuu biyo
leeyahay.
Faa’iido Darrada Siigaysiga?
Wajiga Koobaad
Maskax qalal iyo Maan xidhanXifdi la’aan iyo Faham yari
Xawliga dhiiga oo daciifa
Xubinta taranka oo jilicda
Aragtida oo tamar daraysa
Miisaanka jidhka oo is dhima
Taahid iyo Gariir badan
Dulqaad iyo Firfircooni yari
Faalig iyo Qalal dhanka jidhka
Hurdo badni iyo muuqaal xumo
Maahsanaan iyo Jiljileec badaan
Xiniinyaha oo barara oo cuslaada
Himmada rabbaaniga oo yaraata
Cuncun iyo Is xoqid badan
Shakki badan iyo Cabsi caafimaad
Murugo iyo Qowmamo badan
Iyo qofku horay inuu u guursan waayo
Wajiga Labaad
Dhabar xanuun badan iyo kelyo xanuun saamayn wayn yeesha
Nafaqada timaha oo dhammaata kadib daata
Kacsi la’aan iyo biyobax degdeg ah
Inay biyuhu (Manidu) soo dareeraan iyadoo kacsi aanay jirin “Semen
leakage”
Hab dhiska maskaxda oo khalkhala iyo xididdada oo hawlgaba
Dhibaato lagala kulmo joojinteeda.
Wajiga Saddexaad
sidaas raaxo ku helo, haduu joojin waayo waxay sababtaa, kolkuu
guursado in gacanta xabiibtiisa ee jidhkiisa salaaxaysa ku kacsan
waayo, ama ka heli waayo mid u dhigma kacsigiisii gacanta.
Siigadu ma buuxin karto xattaa lama tartami karto galmada, maxaa
yeelay, waxa keliya ee shaqaynaya waa gacanta iyo xubinta oo
maskaxda farriin ka helaya, laakiin galmada waxaa si isku mida oo
wadajira u shaqeeya hab dhismeed ka jidhka, hab dhismeed ka
dareemada iyo hab dhismeed ka neerfayaasha oo farriin ka helaya
maskaxda iyo murqaha. Xattaa si fudud oo mandaq ah oo la fahmi
karo, halka guurku uu ka leeyahay istiimin iyo salaaxis, ama
dhunkasho iyo hadalo macmacaan, siigadu maleh.
Eegga qofku siigaysanayo wuxuu dareemaa raaxo aan u bixiyey
(Raaxo Kumeel gaadh) oo soconaysa qadar xaddidan (12) daqiiqo,
hadhowna qofku wuu ka qowmameeyaa, wuxuu na ku fekeraa
waxyaallo kale oo naftiisa dhibaato u keeni kara.
Xilliga guurka iyo galmada, eegga ninku u tago naagtiisa biyaha ma
ceshan karo oo durba wuu biyobaxaa, wuxuuna ku biyobaxaa
qadar ka yar qadarka qofka caafimaad ka qabaa ku biyobixi karo (5
8)daqiiqo, inta badan qofkaasi wuxuu ku biyobaxaa inta u dhaxaysa
(0.51) daqiiqo. Taasina, si degdeg ah waxay u sababtaa in
haweentii ay qaado dareen ah niyadjab iyo rajobeel, kolka aynigeed
ay la sheekeysatana waxayba sii qaadaa welwel iyo walaac;
aakhirkana gurigaasi waa dumaa oo waliba ceeb ayaa lagu kala
tagaa.
Qofka samaynaya siigada, eegga uu kacsado qalbigiisa ma joogo oo
hawo sare ayuu ka fekarayaa, markuu dhammaysto howshiisa ayuu
ogaadaa waxa uu sameeyey iyo fool xumida ay leedahay, kolkaas
buu xusuustaa dembigeeda aakhiro iyo adduun, kadib ayuu isla
hadlaa oo arkaa doqonnimadiisa inuu keligii isku raaxeeyey, maxaa
ka nacasnimo badan in aad adigu isku galmootay oo isku
raaxaysay?
Dhallinyaro badan waxay aaminsan yihiin in xubinta taran ka ay ku
weynaato, cilmi baadhis iyo daraasado lagu sameeyey waxey
xaqiijiyeen inuu ku yaraado dhumuc iyo dhererba oo waliba aad u
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment