Maxaa ka taqaanaa Shan qaab ee dumarka Jaceylkooda Ugu gudbiyaan Ragga.

Bulsha:-  Hadimada jaceylka ee lagu dhaco waa fikrad qancisa gabar waliba oo haweenka aad ayay u jecel yihiin jaceylka iyo Romantic in ka badan ragga .

Inkastoo farqi uu u dhaxeeyo jaceylka ninka iyo gabarta ee ku aadan dhanka muujinta hadana haweenka habab gaar ah ayay ku muujiyaan jaceylka .

1- U Muujinta Jaceylka Hab Run Ah : qaarkood wax ay sameeynayaan ayay ku muujiyaan dareemaha jaceylka .

2- Ku Muujinta Qaab Hadal Ah : noocaan waa kuwo ku fiican hadalada Romantic ah ee soo jiidashada leh ee ay inta badan ragga jecel yihiin,

3- Ku Muujinta Hab Maseer Iyo Shaki Ah : habkaan qaab aan ujeedo aheyn ayay uga timaadaa haweenka oo rabitaankeeda ka banaanka ah, jaceylkaas raaxo malaha waayo waxa ay had iyo jeer ay ka fikireysaa sidii gacaliyaheeda uga ilaalin laheyd gabdhaha kale ,

4- Ku Muujinta Hab Wax Bixin Ah , Xilli Iyada Taas Oo Kale Aysan Filinayen : waxaa jira gabdho ka hela fikirka ah in gacaliyahooda wax siiyaan halka iyana taasi badalkeeda sugeyn, waxa ay jaceylka u arkaan naf hurid iyo qancinta xabiibka , aad ayayna ugu raaxeystaan wax bixinta,

5- Ku Muujinta Hab Ah In Ninka La Haysto U Noqdo :waxaa jira haween jecel in ninka si waliba uu la haysto ugu noqdo balse isku daydadaas fashil ayay ku dhamaadaan,

Ogoow Warbaahinta bulsha.com waxa ay ku leedahay jaceylka waa uu ka soo horjeedaa fikirka ah xoriyad iska qaadka.






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment