Bulsha:- Maryan Mursal oo kamid ah Fanaanada ugu caansan ee dalka Soomaaliya ayaa sheegtay in codkeeda uusan waxba iska badalin, hadaba hadii aad Maryan Mursal oo 65-jir ah barbardhigto fanaanada sanadadan soo baxaya, ayaan badidoodu lahayn Cod original ah oo ku soo jiita waxaana codadka fanaanada qaar lagu qurxiyaa ama lagu saxaa Stuudiyaha Mix lagu sameeyo.
Maryan mursal intii ay fanka ku soo jirtay ayaa waxa ay qaaday Heeso aad loo wada yaqaano oo Jacayl u badan, kuwaas oo aad caan uga ah dalka Soomaaliya, Hadaba halkan Hoose ka dhagayso Heeso ay horey u qaaday oo ay Muusiko la’ aan ay ku dhufatay.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment