Bulsha:- Haweenka aad ayay u jecel yihiin ciyaarta sariirta waa hadii ay dareento in lagu taageerayo kacsiga iyo qancinta….Maxay lamaanayaasha u waayaan dareemaha galmo?maxay tahay sababta ka dhigeysa haweeneyda in hoos dhac uu ku yimaado heerkoodii kacsi iyo baahida ay u qabeen ciyaarta .
Sababo badan ayaa jira oo naagta kacsi yari u keeneysa waxaana ka mid ah Daalka, in aysan dareemin kacsi,dhibaatooyin caafimaad ,dhibaatooyin dhanka xariirka ah , kalsoonida oo yaraata , iyo in ay u dareento in jirkeeda uusan soo jiidaneyn ninka .
Haweenka aad ayay u jecel yihiin ciyaarta sariirta waa hadii ay dareento in lagu taageerayo kacsiga iyo baahi tiradaba , waxaadna ogaataa saaxiib hadii lamaantaada aad la qabato oo ka taagerto howsha guriga adigoo u muujinaya in aad si dhab ah u jeceshahay xiliga aad howsha qabanaysaan shumis badan oo naxariis ay kud heehan tahay ku sameey waxaa.
hubaal in ay habeenkas si la yaqaano isku diyaarinayso kuuna hagar baxayso .
xili walbo oo ay indho dareen leh kugu eegto howsha aad faraha kula jirto ka kac kadibne madaxa u salaax u muuji dareenka aad u heyso in aduunyada dhan aad owgeed u deyn karto isla markaana u mahad celinteeda ha iloobin taasi ayaana sara u qaadeysa baahideeda galmo.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment