Gabar xanaaqsan daawo maxaa ku dhacay

Bulsha:- Waxaa soo batay maalmahaan gabdhaha foosha xun inay soo xadaan sawirada gabdhaha quruxda badan markaas ayay soo dhigaan facebook, si ay ugu shukaandasaan wiilasha maanta jooga, gabadhan waxay ka xaaqsan tahay sawiro laga soo xaday awgood oo waxay la hadlaysaa naagaha qaabka daran oo shaqo ka dhigtay inay xadaan sawir naag kale leedahay, waxay tiri iskuma kalsoona dumarkaas daawo farinteeda


Hoos Ka Daawo








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment