Gabar Guurdoon ah Oo dalbatay nin astaamahan leh -DAAWO MUUQAALKA

Bulsha:- Gabadhaan Soomaaliyeed oo ku nool dalka Norwey kana hool gasha shirkada ugu weyn dhanka wax soo saarka shidaalka Ama Batroolka ee National Oilwell Varco Norway Ayaa sheegtay in ay dooneyso nin la wadaaga nolosha isla markaana ay ka hesho Raaxo aad u wanaagsan oo ay ku nasato, sidoo kale waxa ay sheegtay in aaney wax xoolo ah ka rabin ninka Lakiin waxaa dhib ka jiraa Hal Qabiil ayeey Dooneysaa Bal hoos ka Daawo

GUJI HALKAAN EE DAAWO






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment