Gabadha Guur Dooneeysaa Waa Iney Ninka Ku Xulataa Astaamahaan Hoos Ku Xusan..!!

Bulsha:-  Waxaa muhiim u ah gabdhaheena ka fiirsadaan ninka ay la wadaagayso nalosha, lana qaybsanayso jacaylka inta aysan go’aansan aqbalidiisa iyo ku raali noqoshadiisa.

1-Diinta islaamka hayaqaano, hana ku dhaqmo.
2-Dabeecad wanagsan halahaado.
3-Nin dhowrsan ha ahaado.
4-Ehelkiisu nimay jecelyihiin ha ahaado.
5-Caqli low ha ahaado.

6-Aqoon halahaado.( waxay rabto ha ahaatee )
7-Dantiisa hayaqaano.
8-Naftiisa haku kalsoonaado.
9-Geesi ha ahaado.
10-Deeqsi ha ahaado.

11-Go’aan hala haado.
12-Run low ha ahaado.
13-Aamin ha ahaado.

14-Samir low ha ahaado.(dhibka usamra, macsida ka samra, cibadada ku samra)
15-Sumcad dadka ha ku dhex lahaado.
16-Xirfad uu ku shaqaynsan karo ha lahaado.

Gabaryahay u fiirso ninka aad mustaqbalka guursaneeso.






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment