Fariin Jaceyl Xambaarsan Oo Dhuuxa Ku dhalaalinaysa !(Baro Erayo Jaceyl)

Bulsha:-  quto dheer, Mararka Qaarna Waa DHuuniga Kaliya Oo Aan Dheefsado, Lkn Waxaa Dareemayaa Mudooyinkan Habacsanaan Ku saabsan Hanaan socodkeena Jaceyl, Ma Dareemi Karo dulucda Uu Asraartan Inoo dhaxeyso, Mana Aha Mid aan Dhaliisha Iska Jeedinayo, Ee Waa Wax Gubayo dhuuxa Lafahana Sabab U noqday In Ay Garaactamaan, Balse Waa Muran Hantaaqo Bilow ah.

Labo Caashaq dheefsaday
Isku Dhaato Waligood
Dhuuniga Wadaagoo
Dhalanteedka iska jiro
Mid Hadduu dhaqaaqoo
Dhoof Meesha soo galo
Muddo Aanan Dheereyn
Maxaa Dhaawac keenoo
Dheeliyay Jaceylkii
Shalay Dhaarta Loo maray!!?.

Ogow Gacaliso Koboca iyo Kool-koolinta Jaceylka Waxaa Gundhig U ah Kalsooni Lagu Hirto, Iyo In Meesha Laga saaro Dhammaan Wax kasto oo Abuuri karo Hiirtaanyo, Iyo beer dilaac Sabab U Noqda In Lakala Irdhoobo, Ku Aaminaye Igu Dhaaro, Xamaha Liidaye , Iga daa Ilaaqa, Nafta Kuu Hilowday, Ii Hagar bax, Mar kastaba Cadaw Yuu Nakala Iilin,,,,, Si Kastaba Xayaati ILOVE YOU!!!







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment