Bulsha:- Fanaanka Armaanta oo ka mid ah fanaaniin soomaaliyeed kuwooda loogu jecelyahay ayaa soo saaray muuqaalka heestiisii Go’doomey.
Heestaan ayaa soo baxday sanadkii 2009-kii balse hada Armaanta muuqaal u sameeyay. Heestaan ayaa ku jirtay albumkii ugu fanka kusoo galay ee album ‘Hiddo iyo Dhaqan”.
Daawasho wacan Muuqaalka:

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment