Bulsha:- Baaritaan khubarada arimaha qoyska ee shabakada wacadaraha.com sameeyeen ayaa waxa uu tilmaamayaa in awood yarida dhanka xasuusta ragga ay sabab u yihiin haweenka .
Warbixintu waxa ay inta ku dareysaa in la sheekeysiga haweenka oo lala joogo ay tashuush ku fureyso ragga taasina ay hoos u dhigeyso wax qabadkii maskaxda oo ay xasuuta hoos u dhaceyso .
Qubarada wax ay intaa ku darayaan kullamaa quruxda haweenka ay aad u sareeyso in iyana aad u sareeyneyso saameynta ay ku yeelaneyso maskaxda
ragga ,iyadoo unuga maskaxda u qaabilsan dhanka go`aan qaadashada iyo ka baaran degidda iyadoo shaqadiisa gaabiyo marka ninku uu haweneyda si wacan u eego ama la sheekeysto .
Haweeney aan asturneen ay ku qasbeyso ninka in uu haleeli waayo waxqabadkiisa wanaagsanaa isla markaan qaadan karin go`aan wanaagsan , sidaa darteed ayuu Alle SWT nagu amray in aynu indhaheyna daboolano ”
Anaga oo eegeyna qeybtaan waxa ay muujineysa in eegidda haweeneyda aan asturneen in ay wax yeelaneyso fikirkeena , caqliga isla markaana uu howl gab ka dhigayo shaqadii unugyada maskaxda .
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment